Markab dagaal oo Turkiga leeyahay oo maanta imaanaya Muqdisho iyo Madax sare oo…

Waxaa maanta oo Talaado ah lagu wadaa in dekadda magaalada Muqdisho kusoo xirto markab nuuca dagaalka ah oo leedahay dowladda Turkiga, markabkan ayaana qeyb ka noqon doona maraakiibta dagaalka Turkiga ee ilaalin doona xeebaha Soomaaliya. Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa horey u kala saxiixday heshiis ciidamada badda Turkiga ku xaqiijinayaan amniga xeebaha iyo biyaha Soomaaliya, … Continue reading Markab dagaal oo Turkiga leeyahay oo maanta imaanaya Muqdisho iyo Madax sare oo…